Masuul katirsan Aqalka Cad ee Mareykanka oo is casilay kadib Hanjabaad uu geestay

Masuul sare oo katirsan Aqalka cad ee dalka Mareykanka ayaa is casilay kadib markii lagu eedeeyay in uu u hanjabay Gabar Wariye ah oo dooneysay in ay wax ka weediiso warar la isla dhax marayay. Ku-xigeenka xoghayaha warfaafinta ee Aqalka Cad, TJ Ducklo, ayaa ku dhawaaqay in uu xilka iska casilay, maalin kadib markii laga … Continue reading Masuul katirsan Aqalka Cad ee Mareykanka oo is casilay kadib Hanjabaad uu geestay